Sida aan ku bilaabay Affiliate Marketing anigoo isticmaalaya Blogger iyo Linktree:
Maalinta aan go’aansaday inaan sameeyo isbeddel nolosheyda ah waxaa ii furmay albaabo cusub. Waxaan bilaabay safar aan ku baranayo sida loo kasbado dakhli online ah — meel walba, wakhti kasta, anigoo isticmaalaya talefonkayga iyo kombuyutarkayga si bilaash ah.
Affiliate marketing waa fursad kuu oggolaaneysa inaad lacag ka hesho adigoo xayeysiinaya alaab ay dad kale leeyihiin. Anigu waxaan doortay inaan ku bilaabo laba adeeg oo fudud:
-
Blogger – si aan ugu qoro maqaalada iyo talooyin faa'iido leh
-
https://linktr.ee/aliyarehirsi100Linktree – si aan u mideeyo dhammaan link-yadayda affiliate-ka hal meel
Tallaabooyinka aan qaaday:
-
Waxaan sameystay Blogger – boggan aad hadda akhrineyso waa bilowga safarkeyga.
-
Waxaan diiwaangeliyay Linktree – Halkan ka eeg affiliate store-keyga
-
Waxaan ka helay linkyo affiliate ah Amazon & Canva
-
Waxaan bilaabay qoris iyo wadaagid – Waxaan kula
wadaagayaa macluumaad faa’iido leh oo dadku xiiseyn karaan, si ay u gujiyaan link-yada affiliate-ka.
Maxaad adigu sameyn kartaa maanta?
-
Isdiiwaangeli Amazon Associates ama Canva Affiliate
-
Samee Blogger bilaash ah (ama WordPress)
-
U isticmaal Linktree si aad ugu darto linkyadaada
-
Bilaaw qorista blog posts sahlan oo talo bixin ah
💡 Xusuusin: Haddii aad haysato telefoon, waxaad haysataa fursad! Lacag online ah kuma xirna inaad tahay developer ama qoraa sare. Waxa muhiimka ah waa inaad go’aansato inaad bilowdo.
👉 Halkan ka eeg Linktree affiliate-kayga: https://linktr.ee/aliyarehirsi100
Comments
Post a Comment